Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo soo Dhaweeysay Dilka Godane


Ahmed Abdi Godane

Dowladda Somalia ayaa soo dhaweysay dhimashada Axmed Godane, oo lagu dilay weerar ay Maraykanku qaadeen.

Maxamed Sheekh Cismaan, wasiirka difaaca ayaa VOA uga warramay aragtida dowladda ee dhimashada Godane iyo waxay dowladda uga dhigan tahay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:54 0:00

XS
SM
MD
LG