Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Saameynta Dilka Axmed Godane


Ahmed Abdi Godane
Ahmed Abdi Godane

Barnaamijka Faaqidaada wuxuu toddobaadkan ka hadlayaa dilka hoggaamiyaha al-Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo saameynta ka dhalan karta.

Waxaa Barnaamijka ka Qeybgalya Sheekh Cali Maxamud Sh Cali Wajiis, Cabdishakuur Mire Adan iyo Agaasimaha Machadka Heritage Cabdirahman Yusuf Ceynte

please wait

No media source currently available

0:00 0:38:05 0:00

XS
SM
MD
LG