Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka oo Duqeeyey al-Shabaab


Maraykanka ayaa sheegay inay duqeeyeen al-Shabab, isla markaana ay baarayaan ciddii wax ku noqotay duqeynta.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose, Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur (Siiddii) ayaa VOA u sheegay in duqeyni ay ka dhacday meel u dhexeysa deegaanada Dhaay tubaako, Hawaay iyo Saablaale, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday saraakiisha sar-sare ee ururka Alshabab oo uu Axmed Godane ku jiro.

War-baahinta CNN ayaa iyaduna sheegtay in Mareykanku uu qaaday weerarkaasi.

Illaa iyo hadda lama oga nooca duqeynta iyo khasaaraha weerarkaasi ka dhashay.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Duqeynta Shabeellada Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

XS
SM
MD
LG