Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #226


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sugaantii uu hal-abuurka Soomaaliyeed ka tiriyey xiligii ka dambeeyey xornimadii iyo calan-saarkii.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Dhaqanka iyo Hiddaha: 226
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:41 0:00

XS
SM
MD
LG