Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Shuruud ku Xirtay Wadahadalka DFS


Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta sheegay inay diyaar u yihiin wadahadallo inayt la furaan dawladda Federaalka ee Soomaaliya balse waxay ku xidheen shuruud ah in beesha caalamku ay Goobjoog ka ahaato wadahadalladaasi iyo heshiisyada la gaadhayo. Puntland waxay mar kale ku cleisay in heshiiskii 30-kii Julay lagu saxiixay Muqdishu ee maamul u samaynta Gobolada Dhexe uu jebinayo dastuurka Puntland iyo kan Federaalka ah. Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan nooga soo diray Graoowe.

Shuruudaha Puntland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

XS
SM
MD
LG