Washington waxaa lagu qabtay shirar 3 cisho socday oo dhexmaray madaxda Africa iyo USA.
Sawirro: Shirkii Madaxda US-AFRICA

1
Madaxweynaha Soomaaliya iyo marwadiisa oo galaya aqalka Cad

2
Hoolka shirka madaxda Africa iyo USA

3
Hoggaamiyayaasha Africa iyo USA oo ku sugan aqalka Cad

4
Madaxweynaha Kenya oo galaya aqalka Cad