Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu todobaadkan ku saabsanyahay howlaha baarista shidaalka oo shirkado shisheeye ay ka wadaan Somaliland iyo ciidamo gaar ah oo ilaalin doona.
Waxaa marti ku ah Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale.
Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso: