Isku xirrada

War Deg-Deg ah

M. Obama oo la Kulmaysa Dhalinyarada Afrika


In ka badan 500 oo dhalinyaro oo ka yimid qaaradda Africa ayaa weli ku sugan dalka Mareykanka iyagoo loo soo xuley barnaamijka gaarka ah ee dhirigelinta dhalinyarada hoggaanka mustaqbalka ee Africa.
Dhalinyaradaasi waxaa ka mid ah kuwo ka yimid Somalia iyo dalalka kale ee Bariga Africa. Asha Ibrahim Aden aya khadka telefonka kula xiriirtey Fowsiya Abdulkadir Haji Dahir oo ka socota gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:53 0:00

XS
SM
MD
LG