Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama oo la Kulmay Dhalinyarada Afrika


Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa magaaladan Washington kula kulmay maalintii shalay in ka badan 500 oo dhalinyaro ah oo ka timid qaaradda Afrika.

Dhalinyaradan ayaa qayb ka ah barnaamijka ay dawladda Maraykanku ugu talagashay Dhiirigalinta dhalinyarada hoggaanka Mustaqbalka ee Afrika, kuwaasi oo tababar iyo aqoon is waydaarsi ku soo qaatay .

Xuseen Barre ayaa ka qayb galay kulankaasi waxaana uu inooga soo diyaariyay warbixintan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:10 0:00

XS
SM
MD
LG