Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama oo Xayiraad Cusub ku soo Rogaya Russia


Obama
Obama

Madaxweyne Obama ayaa shaaca ka qaaday in dawladda Maraykanku ay xayiraad cusub ku soo rogayso dawladda Ruushka.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku eedeeyay Russia inay xad-gudub ku samaysay qaranimada dalka Ukriane , isla markaana aysan tallaabooyin haboon ka qaadin qalaalqasaha ka oogan xadka u dheexaya Ukraine iyo Ruusia.

Xayiraaddan cusub ayaa saamayn doonta qaybo ka mid ah shirkadaha dhinaca maaliyadda iyo gaashaandhiga ee Russia waxaana ka mid ah xayiraad lagu soo rogayo maalgaalinta lagu samaynayo shirkadaha dhinaca tamarta ee Russia, iyo waliba shirkadaha soo saara hubka fudud iyo taangiyada.

XS
SM
MD
LG