Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal ka Dhacay Agagaarka Garbahaaray


Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaallo cusub ay dhexmareen ciidamada Somalia iyo maleeshiyada ururka al-Shabab. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dhacay degaanka Rays-Qode oo u dhexeeya Garbahaarey iyo Luuq.

Faahfaahinta dagaalkan ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka waraystay Guddoomiyaha Grabahaarey Iimaan Caddow.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

XS
SM
MD
LG