Sawirro: Ciyaartii Brazil looga Adkaaday

5
Taageerayaasha Brazil oo la muraaradilaacay guuldaradii Brazil. B

6
Mid ka mid ah taageerayasah Xulka Brazil oo ficilcelinaya guuldaradii Brazil

7
Ciyaaryahanka Jarmalka Andre Schuerrle oo dhalinaya goolkii lixaad ee kooxdiisa. Brazil, July 8, 2014.

8
Ciyaaryahanka Jarmalka Andre Schuerrle oo u dabaaldegaya guusha ay ka gaareen kooxda Brazil. Brazil, July 8, 2014.