Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay gabayadii ay abwaanada Soomaalidu tiriyeen xiligii xornimo-doonka, kuwaas oo ay dadka ku guubaabin jireen.
Barnaamijka maantu waxa uu si gaar ah uga hadlayaa gabayaagii Xaaji Aadan (Afqalooc)
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.