Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Weerarkii Mpeketoni ee Kenya


Barnaamijka Faaqidaadda Toddoobaadka waxaa uu ku saabsan yahay weerarkii dhowaan ka dhacay magaalada Mpeketoni oo ka tirsan maamulka Degaanka Lamu ee dalka Kenya. Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa uu sheegey in kooxda Al Shabb oo horey u sheegatey weerarkan aaney ka dambeyn, balse qorshaha weerarka iyo mas’uuliyadaba ay leeyihiin siyaasiyiinta degaanka. Hadaba qodobkaasi iyo caqabadaha dhanka amniga ee Kenya ayan barnaamijkeena ku eegeynaa. Waxaa soo diyaariyey Daud Aweis.
Faaqidaadda: Weerarkii Mpeketeni
please wait

No media source currently available

0:00 0:33:38 0:00
XS
SM
MD
LG