Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xanuunka MERS oo America laga Helay


Laba qof oo mareykan ah ayaa laga helay xanuunka neef-wareenka bariga dhexe ee (MERS), kuwaas oo la sheegay in ay ka so noqdeen Saudi Arabia, iyadoo aad looga cabsi qabo in uu xanuunku fido.

Bariga dhexe ayaa dad badan xanuunkaasi ugu dhinteen.

Dr. Maxamed Cabdullahi Xaji Aden oo ku takhasusay xanuunada gudaha kana shaqeeyay Regions Hospital ee gobolka Minnesota ayaa VOA-da uga warramay xanuunkan.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00
XS
SM
MD
LG