Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Banaanbax lagu Taageeray Madaxweynaha


Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud. Banaanbaxyadan ayaa dabajooga baaq dhowaan ay soo saareen qaar ka mid ah xildhibaannada Baarlamanka Somalia oo doonay in madaxweyna uu is casilo.
Madaxweyne Hassan ayaa sheegey inuu ixtiraamayo fikirka siyaasiyiintaasi, balse loo baahan yahay in la raaco dastuurka dalka u degsan.
Magaalada Muqdisho waxaa warbixintan inooga soo direy weriyaha VOA Ahmed Hassan Olad.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00

XS
SM
MD
LG