Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama iyo Geelle oo Aqalka Cad ku Kulmay


madaxweyne Geelle iyo Madaxweyne Obama
madaxweyne Geelle iyo Madaxweyne Obama
Madaxweyne Barack Obama ayaa aqalka cad ee Washington ku qaabiley Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa VOA u sheegay in isaga iyo Barack Obama ay ka wada hadleen arrimaha aminga, horumarinta, iyo xaaladda Somalia.

Wareysi ay VOA la yeelatay mudane Geelle iyo taageerayaasha mucaaradka oo Aqalka Cad ku hor dibadbaxay hoosta ka dhageyso.
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:26 0:00
XS
SM
MD
LG