Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Gudd. Gollaha Wakiilada Somaliland


Barnaamijkeena waxaa todobaadkan marti ku ah Gudd. Gollaha Wakiilada Somaliland, ahna Gudd. Xisbiga Mucaaradka Wadani, C/raxman Maxamed Cabdullahi Cirro.

Guddoomiyaha ayaa ka hadlaya sida ay Somaliland ula dhaqanto saxaafadda madaxa bannaan, wada hadalka u dhaxeeya Somalia iyo Somaliland iyo arrimo kale.

Haddaba barnaamijka oo dhammeysitan, qeybta hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:16:39 0:00
XS
SM
MD
LG