Siyaasiyiinta Soomaalida Kenya ah ee ku jira baarlamaanka dalkaas ayaa si adag uga hadlay qabqabashadii ay ciidanka ammaanka ee dalkaasi u geysteen Soomaalida ku dhaqan degaanka Islii ee magaalada Nairobi.
Siyaasiyiintan ayaa sheegay inay jawaab adag ka bixin doonaan falalka ciidanka ammaanku uu ku kacayo.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxa inoo diyaariyey wariyeheena Maxamuud Ibrahim Cali.