Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Masar


Dalka Masar waxaa maanta ka bilaabantay Maxkamadaynta 700 qof oo ka tirsan ururka Akhwaanul Muslimiinka, waxaana ka mid ah hogaamiyihii ururka Akhwaanul Muslmiinka Maxamed Badiic, Maxkmaddan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo shalay maxkmaddu ay 529 qof ku xukuntay dil.

Wareysi ku saabsan halka hoose ka dhageyso.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00
XS
SM
MD
LG