Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay istaraatiijiyada howlgallada milatari ee kadhan ah ururka al-Shabaab.
Howlgalladan oo laba toddobaad ka hor bilowday, ayaa dhanka kale dhaliyay dhibaatooyin dhinaca bini'aadaninimada ah.
Haddaba barnaamijka waxaa ka qeybgalaya Afhayeenka madaxweynaha Eng. C/raxmaan Yariisow, Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo ka tirsanaan jiray ciidamadii dowladdii hore iyo Cawad Axmed Casharo oo soo noqday xildhibaan baarlamaan.