Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiiro ka Tirsan Dowladda oo Xudur Tagay



Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaanshigga ee dawladda Soomaaliya ayaa manata ka degay magaalada Xuddur oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM.

Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa VOAda uga waramay ujeeddada safarkooda ee magaalada Xuddur.

Halkan hoose ka dhageyso wareysiga Wasiirka:

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00
XS
SM
MD
LG