Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Dagaalka ka Dhanka ah al-Shabaab


Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay howlgallada militari ee ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ka dhanka ah al-Shabab. Ciidamadan ayaa Shabab ka qabsaday magaallooyin dhowr ah.

Haddaba barnaamijka Faaqidaadda waxaa lagu falanqeynayaa howlgalladan iyo waxay soo kordhin doonaa.

Barnaamijka waxaa magaalada Muqdisho ku soo diyaariyay weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.

please wait

No media source currently available

0:00 0:39:36 0:00
XS
SM
MD
LG