Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AMISOM: Waa Naga Dhab la Dagaallanka Shabaab


Afhayeenka AMISOM
Afhayeenka AMISOM
Afhayeenka Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray Askari ka tirsan ciidamada howlgalka AMISOM ee dalka Burundi oo dhowaan sheegay in aysan dhab ka aheyn madaxda AMISOM inay xidida u siiban Ururka Al Shabab.

Waxaa kale oo uu ka hadley Afhayeenka AMISOM waxa uga qorsheysan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Somalia degmooyinka ay al Shabab kala wareegaan.

Waraysi arrintaas ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00
XS
SM
MD
LG