Barnaamijka Cawayska Washington waxaad ku maqli doontaan qodobo xiiso badan oo ay ka mid yihiin, Fanaan Soomaaliyeed oo Afka Kurian ka ku heesaya, Gobolada Soomaaliya iyo Lahjadaha kala duwan ee lagaga hadlo iyo waliba qodobo kale.
Sahra Ciidle Nuur ayaa inala socod siinaysa ee dhegaysi haboon.
Sahra Ciidle Nuur ayaa inala socod siinaysa ee dhegaysi haboon.