Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax Miino oo ay Dad ku Dhinteen Beledxaawo


Ugu yaraan sadex qof ayaa ku dhintay tira kalena wey ku dhaawacmeen qarax miino oo ka qarxay magaalada Beledexaawo ee gobolka Gedo maanta oo Axad ah.

Qaraxan oo ahaa miiino nooca dhulka la geliyo meelaha fog fogna laga hago ayaa sidoo kale qasaare gubasho ah gaarsiiyay ugu yaraan 10 baqaar oo ka ag dhawaa halka uu qaraxu ka dhacay.

Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareysatay Gudoomiyaha Beledxaawo Maxamud Axmed Nuur Beerxaani. Wareysiga halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00
XS
SM
MD
LG