Banaanbax balaaran ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, banaan baxaas oo looga soo horjeeday qorshe la sheegay in lagu bedelayo ciidamada Kenya ee qeybta ka ah ciidamada Midowga Africa.
Saraakiisha maamulka KMG ah ee Jubba oo la hadlay dadkii banaan baxayay ayaa sheegay inay taageersanyihiin joogitaanka Ciidamada Kenya ee gobolada Jubbooyinka, isla markaana ay ka soo horjeedaan in la bedello ama laga saaro Kismayo.
Wareysi aan la yeelanay afhayeenka Maamulka KMG ah ee Jubba Cabdinaasi Seeraar halka hoose ka dhageyso: