Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Baacalwaan Qeybtii Ugu Dambeysay


Caweyska: Farxiya Fiska
Caweyska: Farxiya Fiska
Barnaamijkeena Caweyska waxaa ku dhageysan doontaan todobaadkan qeybtii ugu dambeysay ee wareysigii Fanaanka Cabdi Cali Baacalwaan, sheekadii adeegto iyo qodobo kale oo xiisa leh, oo uu ka mid yahay daanyeer la doonayay in bani aadam loo aqoonsado oo maxkamadi ay go'aan ka gaartay, iyo qodobo kale.

please wait

No media source currently available

0:00 0:21:41 0:00
XS
SM
MD
LG