Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka oo Ka Dooday Mooshin Cusub


Xubnaha Baarlamanka Somalia ayaa maant bilaabay ka doodista motion ay soo gudbiyeen xildhibaano ka soo horjeeda in guud ahaan xubnihii ku jiray golihii wasiirada ee xukumadii ra’isul wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid lagu soo daro xukumadda cusub ee uu soo dhisi doono Ra’isul wasaaraha Cusub Cabdiwali sheikh Maxmed.

VOAda ayaa la hadashay xildhibaan Cusman Aaden dhubow oo ka mid ahaa xildhibaanadii motionka ku saxiixnaa iyo Xildhibaan C/qaadir Maxamed Aden oo sandheere loo yaqaan, oo ka mid ah xildhibaanada ka soo horjeeda hindisahan.

Waxaana ku horeynaya Jawaabta Xildhibaan, Cusman Aaden dhubow.

Halka hoose ka dhageyso wareysiyada xildhibaanada:

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:36 0:00
XS
SM
MD
LG