In ka badan 40 qof oo Soomaali ah oo u badan dadka gaadiidlayda ah ayaa ku xaniban xuduuda dalalka Itoobiya iyo Koonfurta Sudan. Dadkan oo u badan rag ayaa sheegay in gaadiidkoodii looga reebtey dhinaca gudaha Koonfurta Sudan oo loo diidey inay kala gudbaan xadka Itoobiya, inkastoo iyaga loo oggolaaday inay u gudbaan dhinaca Itoobiya. Waxay sheegeen in lagala hadhay ilaa 24 babauur oo iskugu jira baabuurta waaweyn ee tareellayaasha iyo kuwa iska-rogada ah.
Wareysiyo aan la yeelanay qaar ka mid ah Soomaalidaas halka hoose ka dhageyso:
Wareysiyo aan la yeelanay qaar ka mid ah Soomaalidaas halka hoose ka dhageyso: