Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shuruudaha Doorashada Puntland



Masuuliyiinta doorashada Puntland ayaa sharaxaad ka bixiyay shuruudaha iyo qaabka ay u dhaceyso doorashada Madaxtinimo ee Puntland ka qabsoomeysa dhawaan.

Dhinaca kale, dhulka Maamul Goboleedka Puntland waxaa si weyn uga socda diyaargarawga doorashada madaxweynennimada Mamaul Goboleedkaasi oo dhacaysa maalinta Arbacada ah, oo bishan ay ku beegantahay 8da.

Malaintii shalayna waxaa baarlamanaka Puntland ay doorteen Gudodomiye Baarlamaan.

Hadaba wararka iyo warbixinadii ugu dambeeyay ee doorashada halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:27 0:00
XS
SM
MD
LG