Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda Geeska oo Dhexdhexaadin ka Wada K.Sudan


Madaxweyne Salva Kiir iyo R/W Ethiopia Hailemariam Desalegn,iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, Dec. 26, 2013.
Madaxweyne Salva Kiir iyo R/W Ethiopia Hailemariam Desalegn,iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, Dec. 26, 2013.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Raiisul Wasaaraha Ethiopia, Haile Mariam Desalegn ayaa socdaal qeyb ka ah xalinta colaadda ka aloosan Koonfuurta Sudan ku tegey magaalada Juba, halkaas oo ay wadahadal kula leeyihiin Madaxweyne Salva Kiir Mayardit.

Qaramada Midoobay ayaa aaminsan in kumaanan qof ay ku dhinteen dagaaladan ka jira Koonfuurta Sudan oo bilowdey 11 maalmood ka hor.

Madaxweyne Salva Kiir ayaa waxay is hayaan Madaxweyne Ku Xigeenkiisii hore Riek Machar oo haatan dhuumaleysi ku jira.

Waxaa iyana la filayaa in hoggaamiyeyaasha urur goboleedka IGAD ay magaalada Nairobi kaga arrinsadaan xaaladda Koonfuurta Sudan.

Hadaba waraysi arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:47 0:00
XS
SM
MD
LG