Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiis ay Gaareen Beelaha Shabeellada Hoose


Masuuliyiinta Dowladda Somalia ayaa sheegay inay heshiis gaareen beelo dhawaanahan ku dagaalamayay deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose.

Qodobada lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ah in xabadda la joojiyo, in ciidanka la kala qaado iyo in la furro dib u heshiisiin raagta oo dhex marta beelahaasi, si colaadaha soo noq noqda looga gaashaanto.

Heshiiskan ayaa ku soo beegmay iyadoo dhinaca kale maanta uu dagaal ku dhex maray degmada Afgooye ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda, kaas oo ay ku dhinteen dad shan qof ka badan kuwo kalena ay ku dhaawacmeen.

Hadaba wararka la xiriira heshiiska gobolka shabeelaha hoose, halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:37 0:00
XS
SM
MD
LG