Xisbiyada Somaliland ayaa maanta ku heshiiyey in Guddi dhexdhexaad ahi qabato dood qaran, taas oo laba iyo labaatan sano ka dib la eegi doono duruufaha siyaasadeed ee Somaliland horyaalla iyo weliba arrimaha doorashooyinka.
Saddexda Xisbi ayaa isla qaatay in Akademiyadda Nabadda ee Somaliland ay dooddaas gadhwadeen ka noqoto.
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee talada haya Muuse Biixi ayaa soo dhaweeyay heshiskan.
Warbixinta oo faahfahsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.