Barnaamijkeena Caweyska Washington Todobaadkan waxaad ku maqli doontaan wareysi aan la yeelaney abwaanka Axmed Saleebaan Bidde iyo qeybkale oo kamid ah Sheekadii Adeegto, iyo qodobo kale oo xiisa leh.
Barnaamijka oo dhameystiran hoosta ka dhagayso.
Barnaamijka oo dhameystiran hoosta ka dhagayso.