Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Abuukar Daahir Cusmaan (Abukar Baale)


Maleeshiyo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin al-shabab ayaa dhawaan weerar ku qaaday xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso oo ay ku xidhan yihiin tobannaan qof oo ay ku jiraan kuwo lala xiriirnayo al-shabab.

Sidoo kale, Alshabab ayaa Qarax ka geysatay dhawaan hotelka Makka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho.

Hadana dadka weeraradan fuliya mala dabagalaa, kuwooda la soo qabtase xagey ku dambeeyaan.

Su'aalahaasi iyo kuwo kale waxaa ka jawaabaya Abuukarar Daahir Cusmaan (Abukar Baale) Agaasimaha Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, oo marti ku ah barnaamijka wicitaanka dhageystaha ee todobaadkan.

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha - 20:41
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:40 0:00
XS
SM
MD
LG