Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faallo: Doorashada Maraykanka


Waxa shaley waddanka Mareykanka ka dhacey doorashooyin ay ku jireen Guddoomiyayaal Gobol oo indha gaar ah lagu hayey oo si weyn looga dhur sugayey cidda ay guushu raaci doonto.

Gobolka New Jersey oo Dimoqraadigu u badan yahey waxa shacbkiisa mar labaad u doorteen gudoomiye gobol Chris Christie oo Jamhuuri ah. Halka Virginia oo taariikh ahaan lagu tiriyo inuu yahey gobol muxaafid ah ay doorteen musharixii xisbiga Dimoqraadiga.

Arimahaas iyo qaar kale oo xiisa badan ayaa wariyaha VOA Saha Ciidle Nur ay goor dhaweyd ka wareysatey Cabdiraxmana Yabarow oo ka tirsan VOA.

Falanqeynta Doorashada Maraykanka - 7:31
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:31 0:00
XS
SM
MD
LG