Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo ka Hadashay Duqeyntii Dhaay-Tubaako


Saldhig Diyaaradaha Drones-ka oo Laga Furay Ethiopia
Saldhig Diyaaradaha Drones-ka oo Laga Furay Ethiopia
Dowladda Somalia ayaa soo dhaweysay weerar duqeyn ahaa oo shalay diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn e droneka loo yaqaan, ay ku dishay sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka al-shabab.

Weerarkan ayaa ka dhacay Deegaanka Dhay Tubaako ee gobolka Jubadda Dhexe, waxaana lagu beegsaday gaari uu saaraa salkaan Al-shabaab ka tirsan .

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Ibraahin Cali Cabdi(Anta Anta ) ayaa la sheegay inuu al-shabab u qaabilsanaa qaraxyada ismiidaaminta ah, iyo iksu duwidda aaladaha qaraxyada lagu fuliyo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00
XS
SM
MD
LG