Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhibaatada Roobka iyo Magaalada Beledweyne


Iyada oo la gudo galay xilli roobaadkii Somalia, ayaa waxa soo kordaysa cabsida laga qabo in roobku ay waxyeelo u geystaan gegida dayuuradaha ee Beledweyne iyo waddooyinka magaalada. Dadaalo la doonayo in dhibta lagaga hortago ayaa ka socda magaalada.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00
XS
SM
MD
LG