Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa todobaadkan marti u ah C/Qaadir X.Maxamuud Dhaqane oo siyaasi xilal kala duwan ka qabtay Somalia, waxaanu faaqidayaa khatarta al shabab ay ku yeelan karto dalalka gobolka ku yaalla.
Barnaamijka waxaa soo diyaarsay soona jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhegayso .
Barnaamijka waxaa soo diyaarsay soona jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhegayso .