Barnaamijka "Waa Go'aankaaga" ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan sida dhalinyaradu uga qeyb qaadan karto isdhexgalka bulshada.
Barnaamijka waxa marti ku ah Cabdisalaan Sheekh Wacdi oo ah aqooyahan ku nool gobolka Colorado ee dalka Maraykanka.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
Barnaamijka waxa marti ku ah Cabdisalaan Sheekh Wacdi oo ah aqooyahan ku nool gobolka Colorado ee dalka Maraykanka.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.