Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muslimiinta oo Maanta Ciideeysanaya


Maanta oo Talaada ah Bisha Oktober-na ay tahay 15 waxaa guud ahaan Caalamka Islaamka si weyn looga ciidayaa Ciida Carafo. Malaayiin Muslimiin ah ayaa salaadda ciidda ku tukanaya masaajidda iyadoo qoysaska iyo caruurtuna ay si farxad leh isugu hambalyeynayaan munaasabada ciida.

Sheekh Cabdiraxman Shariif oo ah Iimaamka Masaajidka Daarul Hijra ee Magaalada Mineapolis ee goblaka Minnesota, ahna Madaxa Hay’adda Isku-xirka Culimada Soomaliyed ee dalka Mareykanka, ayaa idaacadda VOA uga waramay fadliga ay leedahay ciiddu iyo waajibaadka looga baahan yahay in qofka muslimka ahi uu guto maalintaas.

Wareysiga oo dhan haka hoose ka dhageyso

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:16 0:00
XS
SM
MD
LG