Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wadaad Caan ah oo Lagu Dilay Mombasa


Wadaad caan ah oo lagu magacaabo Shiekh Ibrahim Amor, oo Kenyati ah iyo saddex qof oo kale ayaa xalay lagu dilay magaalada Mombasa.

Dilka afartan qof ayaa sababtay dibadbaxyo iyo rabshado maanta ka dhacay magaalada salaadii jimce kadib.

Saraakiisha Kenya ayaa sheegay in dadka rabshadaha sameeyay ay gubeen kaniisad.
Dhalinyaro magaalada Mombassa dagan oo ka cadheysan dilka Sheekha ayaa waxay maanta dab qabadsiiyeen kaniisad.

C/qaadir Jeylaani oo ah saxafi madaxbanaan oo dagan magaalad Mombasa ayaa VOAda uga warramay sida ay wax u dhaceen.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegaysowaraysiga oo dhamaystiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00
XS
SM
MD
LG