Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jaamacaddii Ummadda oo dib loo Hawl-galinayo


.
.
Horaantii bishii September ee sanadkan Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Dawlada Federaalka Somaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatey Munaasabad lagu daah furayay Olole loogu Magac darey Aada Dugsiyada kaas oo ay ka
faa'iideysanayaan Hal Milyan oo Carruur Soomaaliyeed ah iyadoo sidoo kalena dib loo soo Nooleynayo Jaamacada Umada Somaliyed ee dawlada ay Maamuleysey.

Hadaba waxaa maalmahii la soo dhaafey Gobolka Minesota gaar ahaan Jaamacadaha halkaas ku yaala soo booqdey Gudoomiyaha Jaamacada Umada Somaliyed Dr Maxamed Axmed Jimcaale.

Cabdulahi Nur Maxamed Colombo oo Telefonka kula xiriirey ayaa ugu horeyn Weeydiiyey inuu faah faahiyo waxa uu la xiriiro Socdaalkooda ay ku Joogaan Gobolka Minesota.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00
XS
SM
MD
LG