Isku xirrada

War Deg-Deg ah

N. Kay oo la Kulmay Bulshada Minnesota


Huteelka Radisson ee magaalada Minneapolis waxaa shalay lagu qabtay kulan looga hadlay xaaladda siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya.

kulanka waxaa ka qaybgalay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Nicholas Kay.

Haaruun Macruuf ayaa kulankaasi tagay warbixintan ayuuna nooga soo diray, waxana inoo soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere.


please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00
XS
SM
MD
LG