Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraysi Ra'iisal Wasaaraha Somalia


Ra'iisul wasaare Saacid
Ra'iisul wasaare Saacid
Ra'iisul Wasaaraha Somalia Abdi Farah Shirdoon Saacid ayaa ugu baaqey beesha caalamka inay taageero balaaran ka geystaan dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada , sida kooxda Al Shabab.

Ra'iisul Wasaaraha oo booqasho ku jooga Turkiga, ayaa wareysi gaar ah siiyey laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegey in dowladdiisa ay ka xun tahay dhibka ka dhacay Kenya, markii la weerarey suuqa Westgate ee magaalada Nairobi.

Waxaa kale oo uu Raiisul Wasaaraha ka hadley shirkii caalamiga ahaa ee xuquuqda aadanaha ee dhowaan lagu soo gabagabeeyey magaalada Geneva.

Waraysiga oo uu la yeeshay Daud Aweis oo dhamaystaran ka dhegayso qaybta hoose.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:19 0:00
XS
SM
MD
LG