Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Brussels oo Isniinta Berri Furmaya


Shir loogu talo galay horumarinta Somalia ayaa Isniinta berrito ah ka furmaya magaalada Brussels ee dalka Belgium oo hadda madaxda Soomaalida qaarkood ay gaareen.

Shirkan ayaa waxa ka qeyb galay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda maamulada Puntland, Galmudug, iyo Maamulka KMG ee Jubba. Waxa sidoo kale ka qeyb galay guddoomiyeyaasha gobolada qaarkood.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageysta

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:49 0:00
XS
SM
MD
LG