Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: 50 sano Guuradii Socodkii M.L. King


Tobanaan kun oo dad ah ayaa isugu soo baxay agaagaarka taalada lagu xasuusto madaxweynihii hore ee Maraykanka Abraham Lincoln oo ku taala magaalada Washington, halkaasoo ninka aadka looga qadariyo Maraykanka ee Martin Luther King uu ka jeediyey hadalkiisii dareenka lahaa ee "waxaan ku riyoonayaa" muddo haatan laga joogo 50 sano.

Hoosta ka dhageyso warbixin ay diyaarisay wariyaha VOAda Pam Dockins iyo falanqeyn uu sameynayo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:40 0:00
XS
SM
MD
LG