Kumanaan kun ayaa isugu soo baxay si ay u xusaan hoggaamiyihii xuquuqda madaniga ah Martin Luther King oo jeediyay 50 sanno kahor jeediyay khudbadii "Waxaan ku taamayaa"
MLK: 50 Guuradii ka soo wareegtay Dibadbixii Washington ee Xuquuqda Madaniga

1
Dr. Martin Luther King oo u ku sugan isu-soo bixii dhacay Aug. 28, 1963.

2
Qaar ka tirsan madaxda dadka madow oo ka qeybgalaya munaasabada lagu xusayo khudbadii MLK iyo isu soo bixii ka dhacay Washignton oo 50 sanno ay ka so wareegtay.

3
Dad badan oo ku soo uruuray taalada Lincoln ee Washington si ay u xusaan 50 sano guurada isu-soobixii Washington.

4
Dad ka qeybgalay xuska..