Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kuliyado Lagu Soo Kordhiyay Jaamacadda Muqdisho


Mogadishu University Official Photo
Mogadishu University Official Photo
Jaamacadda Muqdisho ayaa muddo 17 sanadood ah oo ay jirtay ka dib waxaa markii ugu horeysay lagu soo kordhiyay kuliyado muhim ah oo baahi weyn loo qabay.

Kuliyadaha ay soo kordhisay Jaamacadda Muqdisho waxaa ka mid ah kuliyadaha Caafimaadka iyo Ingineeringka, waxaana sidoo kale maanta u fariistay imtixaanaadka aqbalka ee kuliyadahaasi arday ka badan kun arday, iyadoo qaar kalena ay u fariisan doonaan maalmaha soo socda.

Dr. Maxamed Xassan Nuur oo ah diiwaan hayaha Jaamacadda Muqdisho, ahana Madaxa imtixaanaadka. ayaa VOAda uga waramay kuliyadaha Cusub.


please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00
XS
SM
MD
LG